Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya.[Video]

May 5, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Ibrahim Mete Yagli iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ku jiraan Masuuliyiinta Shirkadda Turkiga (TTN) ee dhistay Dekadda Garacad.

Safiirka Turkiga iyo Wafdiga la socda ayaa maanta booqday Dekadda Garacad, si ay usoo arkaan shaqada halkaasi ka socota iyo meesha uu maraya Dhismaha Dekadda oo ah mashruucii ugu weynaa ee isku tashi ee Dalka ka hirgala.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirada Maaliyadda, Ganacsiga, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, Lataliyeyeyaal Madaxweyne iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.


DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
May 2023
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online