Warar
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.(March 16, 2023)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada. Shirka Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur galbeed.
(March 15, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo Shirka Wadatashiga Heer Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Furay Shirweynaha Waxbarashada dalka .
(March 13, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka ayaa tilmaamay in dowladda ay ka goโan tahay dib u soo noole Astaynta Maalinta Doorashadda Golayaasha deegaanka ee Puntland.
(March 12, 2023)
Boosaaso: 12 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 17 ee 12-da March 2023, kuna saabsan Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaash ๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐๐ฒ๐ ๐ต๐๐ณ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น ๐ฒ๐ฒ ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐ท๐ธ๐ฎ
(March 11, 2023)
Muqdisho:-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kormeer ku tegay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in X Madaxweynaha Puntland oo xeer ka soo saartay Qodista iyo dhoofinta Macdanta
(March 11, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 8-da March 2023, kuna saabsan Hirgelinta Khidmadaha Shatiyada iyo Jaangoynta Canshuu Madaxweynaha JFS oo saxiixay Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka
(March 8, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hayโadaha iyo awoodd Madaxweynaha Puntland xubnaha Goleyaasha Puntland.
(March 8, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha Goleyaasha Dowladda ee ku sugan Boosaaso, gaar ahaan Wasiirada iyo Xildhibaanada Golaha Wa Madaxweynaha Puntland Siciid Claahi Deni oo Daahfuray Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030
(March 6, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay Kulanka Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030, iyo Habka loo horumarinayo magaalada, adeegyada Madaxweynaha JFS oo Dooxa kaga qeyb galaya Shirka Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya
(March 4, 2023)
Dooxa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso Qaramada Midoobe
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|