Warar

Puntland oo soo dhaweysay Warmurtiyeedii ay soo saareen Isimada SSC
(February 6, 2023)
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaam Karaash oo ku hadlaya Magaciisa, kan Goleyaasha dowladda iyo kan Shacabweynaha Puntland ayaa soo dhoweeyey goโ€™aamada Masiiriga ah
Madaxweynaha JFS oo madaxtooyada ku qaabilay Victoria Kwakwa
(February 5, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika Marwo Victoria Kwakwa iyo wafdi ay hog
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ
(February 5, 2023)
Muqdisho:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne Ku Xigeen
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddiga Dhismaha ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo
(February 4, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Guddiga Dhismaha ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo, oo Madaxweynuhu dhowaan ku dhawaaqay in sanadka inta ka
Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo kulan la qaatay Fexton Matupa
(February 4, 2023)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) Mudane Fexto
Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka BJFS oo shir gudoomiyey Kalfadhiga 2-aad
(February 4, 2023)
Muqdisho:-Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka BJFS Oo Ajandihiisu ahaa;
Madaxweynaha Jubaland oo tababar u soo xiray dufcada 6aad ee Ciidamada Booliska Jubaland
(February 4, 2023)
Kismaayo:-Dufcadan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska gaar ahaan qeybta ka hortaga danbiyada, danbi baarista, ka hortaga rabshadaha iyo Booliska Sida gaarka ah u tababar ayaa gaaray
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo
(February 3, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Feder
Afhayeenka guddiga Aayaโ€™katashiga SSC Jiif Caaqil Falaalug oo waraysi siiyey Idaacadda BBC-da[Dhagayso]1
(February 2, 2023)
Laascaanood:-Afhayeenka guddiga aayaโ€™katashiga SSC33 Jiif Caaqil Abdirisaaq Hassan Falaalug oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da ayaa sheegay in aysan wax wada hadal ah la geli doonin Maamulk
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda Soomaaliya iyo dalalka safka hore
(February 1, 2023)
Muqdisho:-War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka madaxda Soomaaliya iyo dalalka Safka hore ayaa lagu sheegay inay madaxda ay isla garowsadeen baahida loo qabo iskaashi sare loogu qaadayo garab i

« Previous PageNext Page »