War-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda Soomaaliya iyo dalalka safka hore

February 1, 2023 - Written by Editor

Muqdisho:-War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka madaxda Soomaaliya iyo dalalka Safka hore ayaa lagu sheegay inay madaxda ay isla garowsadeen baahida loo qabo iskaashi sare loogu qaadayo garab is-taagga dalalka deriska ah ee la xiriira dagaalka ay DFS kula jirto kooxda khawaarijta ee Al-Shabaab.

Madaxda shirka ka qeyb gashau ayaa sidoo kale madaxda isku raaceen in la sameeyo howlgal wadajir ah oo lagu qaadayo goobaha ay ku harsan yihiin kooxda Khawaarijta ee Al Shabaab .

Hoos ka daawo War-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda Soomaaliya iyo dalalka safka hore

—–Dhamaad —–

Comments are closed.

Archives
February 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online