Ururka Al-Shabaab oo bayaan ka soo saaray xaalada Gobalka Jubadda hoose
(April 1, 2012)
Kismaayo:-Hogaanka sare ee Ururka al-Shabaab ayaa maanta Bayaan ka soo saaray xaalada guud ee gobalada J/hoose waxaana bayaanka lagu faahfaahiyey xaalada ay ku sugan yihiin ciidamada Kenya iyo khibrad
Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo soo gaaray Garoowe.(Sawiro)
(April 1, 2012)
Garoowe:-Wefdi uu hogaaminayo safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa saaka soo gaaray  magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntlland, Wafdiga Safiirka dalka Turkiya ayaa waxaa  ku soo dhaweeyey  ga
Dagaal saaka ka qarxay Duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool
(April 1, 2012)
Laascaanood:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in saaka dagaal culus uu ka qarxay duleedka magaalada kaas oo u dhexeeya Ciidamada maamulka S/la