La jiranka xidigo Ahlu-cilmiga ka mid ah W/Q Sh Abdullahi Haji Cabdi suldaan
(April 5, 2012)
Hordhac:- Mahad oo dhan waxaa naga mudan Illaahay SWT. Illaahayga noogu nicmeeyay nicmooyinka aan la soo koobi Karin. (وما بكم من نعمة فمن الله)Intaa kadib nolashu waa sheeko iyo s
Mutamarkii10aad ee Oslo oo si habsami leh uga socda dalka Norway(Warbixin)
(April 5, 2012)
Oslo:-Mutamarkii 10aad ee sanad walba lagu qaban jiray magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway ayaa maanta si habsami leh waxaa uu uga furmay magalada Oslo waxaama ka soo qeyb galay dadweyne aad u tiro
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo maanta la geeyey magaalada Baydhabo
(April 5, 2012)
Baydhabo:-Ciidamo tirsan AMISOM oo tiradoodu ay gaarayso ilaa 100 askari ayaa maanta waxaa la geeyey magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ,ciidanka AMISOM ee maanta tegay magaalada Baydhabo ayaa
Afhayeenka Al-Shabaab oo ka hadlay Qaraxii lagu khaarajin lahaa Ra’iisul wasaaraha DFKM
(April 5, 2012)
Muqdisho:-Afhayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage ayaa waxaa uu sheegay in ururkiisu ay ka danbeeyeen qaraxii shalay ruxay Tiyaatarka xili ay ka socotay munaasabada lagu weynaynayey sanad guu
Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil-Dhamaad
(April 5, 2012)
Waysha gawrac dibiga ha ku quustee Akhristoow gabagabadii  iyo gunaaanadkii qormadii taxanaha ahayd ee culimmada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culummaa u’suu waxaa iiga hor maray Sh. Xasan Daahir