Shacabku Wuxuu Doonayaa Shareecada Islaamka W/Q Sh Maxamed Kaariye

April 14, 2012 - Written by

Minisota:-Muftiga Liibiya Dr.Saadiq Al-Qaryaani ayaa u sheegay shacabka Liibiya inay xaaraan tahay in loo codeeyo madaxweyne diidan shareecada. Culimo Azhariyiina ayaa iyaguna soo saaray fataawooyin ay ku xarimeen in madaxnimada loo doorto madaxweyne xayiraya shareecada Islaamka. Dr.Cabdul Fataax Idriis oo ah madaxa qaybta fiqiga muqaaranka ee Jaamicada Al-Azhar ayaa yidhi: (Sifooyinka waliyo amarka waxa ugu muhiimsan inuu sharciga Allaah ku fuliyo dhinac walba, sida maamulka arrimaha dadweynaha, cilaaqada dowlada uu madaxda ka yahay la leedahay dowladaha kale, dhinaca mucaahadooyinka iyo balamaha caalamiga ee uu galayo ee uu aqbalayo isagoo madax u ah dowlad Islaamiya, iyo dhinaca nidaamka uu ku dhaqayo dowlada gudaheeda oo iyana loo baahan yahay inuu ilaaliyo shareecada Allaah subxaanuhu wa tacaalaa).

 

Hoos ka Akhriso Maqaalka Sh Maxmed Kaariye oo PDF ah
.shareeca

 

Leave a comment

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online