Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kitaab ka bilaabaya Masjidka Al-tawfiiq ee Oslo

April 2, 2012 - Written by

Oslo:-Waxaa laga ogeysiinayaa akhristayaasha Halgan.net in maanta uu ka bilaabi doono Sh. Maxamed Cumar Dirir kitaab la yiraahdo  Fadlul Islam Masjidka Al-tawfiiq Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa socdaal dacwadeed ku jooga magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana uu ka mid yahay culumada lagu marti qaaday in ay ka soo qeyb galaan Mutamarka 10aad ee Oslo.

Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa waxaa uu ka mid yahay culumada waaweyn ee dacwada ka wada magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land. Kitaabka ayaa waxaa uu bilaaban doonaa inshalaah 17:10 waxaana si live ah aad uga daawan doontaaInshalaah Halgan Web Tv Station.

Halkan Ka Daawo HalganWeb Tv Station.

Halgan.net
Oslo

Leave a comment

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online