Masjidka Quba Ee magaalada Amsterdam oo noqday milki ay leeyihiin Soomaalida (Masawiro)
(December 15, 2012)
Holland:  Waxaa mahad oo dhan u sugnaatay Allaah (Subxanahu watacaalaa) noo sahlay in laga hirgaliyo wadanka Holland masaajidkii ugu weynaa ey Soomaali yeelato ee Masjid Quba. Masjid Quba ayaa lag
Guddi-hoosaadada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la ansaxiyey maanta
(December 15, 2012)
Muqdisho:-Xildhibaannada baarlamaanka DFS ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay gudi hoosaadyo uu yeelan doono golaha baarlamaanka DFS waxaana ay gudiyadaas gaarayaan 15 guddi-hoosaad  kuwaas oo
Hay,ada Al sunna oo xadhiga ka jartay Machad cusub oo loogu magac daray imaamu Shaafici.
(December 15, 2012)
Jigjiga:-Hay,ada Arimaha Islaamka iyo waxbarshad ee deegaanka Soomaali itoobiya (ALSUNNA) xafiiskeeda  magaalada jigjiga ayaa xadhiga ka jartay machad cusub oo loogu magacdaray( Imaamu shaafici).mun
Ciidanka Puntland oo ku howlan furashada Markab ay haystaan Koox burcadbadeed ah
(December 15, 2012)
15 December 2012 Ciidamada Badda Puntland oo ku howlan la dagaalanka burcad-badeeda ayaa weeraray markab afduuban oo madax-furasho loogu haystay xeebaha gobollada Puntland tan iyo bishii Maarso 2010-k
Wasiirka G/dhiga ee DFS C/xakiim Xaaji Maxamud Fiqi oo gaaray Garbahaarrey
(December 15, 2012)
Gedo:-Wasiirka G/dhiga ee DFS Cabdixakiim Xaaji Maxamud Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo waxaa halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey  Mas'u