Wafdi ka socda guddiga maamul u samaynta Jubooyinka iyo Duqa Garisa oo gaaray Garoowe
(January 21, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa maalmahaan ku sugnaa deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wafdi balaaran oo ka tirsan guddiga maamul u samaynta gobalada Jubooyinka iyo Duqa mag
Daawo Tafsiirka Qu,aanka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax (Video+cod)
(January 21, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa maanta darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway .
Golaha Wasiirada DFS oo ku shiray magaalada Muqdisho.[War-saxaafadeed]
(January 21, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaa
R/W DFS oo ka qeyb galay maanta banaanbax ka dhacay Muqdisho(Warsaxaafadeed)
(January 21, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta boqolaal dadweyne ah kala qeybgalay Banaanbax ballaaran oo ay ku taageerayeen go’aan
Sh Maxamuud Shible oo soo afmeerey Muxaadaradii uu uga hadlayey ka qeyb galka golayaasha dowladaha
(January 21, 2013)
Nairobi:-Sheekh Shible oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay masaajidka Hidaaya ka waday Muxaadaro uu uga hadlayey ka qeyb galka golayaasha dowladaha, ayaa shalay ku soo afmeerey qeyb uu uga hadlaye
Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Riyad
(January 21, 2013)
Riyad:-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Riyad ee xarunta dalka boqortooyada Sacuudi carabiya waxaana halkaas k