رابطة الطلاب الصوماليين العالمية بالسودان oo tacsi u diray ehelada Sh C/qaadir Nuur Faarax

February 17, 2013 - Written by

tacsiSudan:-Raabidadu Waxay uga tacsiyaynaysaa  Ummadda Soomaaliyeed, dhalinta dacwada iyo dhammaan eheladii iyo qaraabadii  Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax, dilkii naxdinta lahaa  ee lagula kacay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax isagoo  tukanaya salaaddii casar .

Ilaahay Sheekha Jannatul fardawsa ha ka waraabiyo , Umaddii , eheladii Iyo Dacwaddii uu ka baxayna   samir iyo iimaan alla ha ka siiyo.

رابطة الطلاب الصوماليين العالمية   بالسودان

Sudan

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Ilaahey Sheikh janatu fardowsa ha geeyo. Ehelkii uu ka tageyna samir iyo iiman ha ka siiyo.

Leave a comment

*