Alla ha u naxariistee Khaliif Cali Bare oo ku geeriyooday magaalada Copenhegan

February 5, 2013 - Written by

tacsiAlla ha u naxariistee Khaliif Cali Bare ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Copenhegan ee xarunta dalka Denmark ka dib markii uu in mudo ah xanuunsanaa .

Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Denmark ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Khaliif Cali Bare waxaana alle uga baryeynaa in uu janadii Fardoowsa ka waraabiyo samar iyo iimaana uu siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday.

Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net ayaa tacsi gaar ah u diraya Dhamaan Caruurtii uu ka tagey Marxuumka iyo xaaska Marxuumka kuwaas oo ku kala sugan Copenhegan iyo Gaalkacyo.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online