Arday ka mid ah ardayda dhigta jaamacada islaamiga oo tix carabi ka tiriyey dilka Sh C/qaadir

February 16, 2013 - Written by

IMG_1225Madiina:-Arday ka mid ah ardayda dhigta jaamacada islaamiga ah ee madiina kuliyatul luqah kana mid ah ardadii sheekha ilaahay ha u naxariistee ayaa gabay baroor diiq ah u diray umada Soomaaliyeed iyo dhamaan culumada Soomaaliyeed

لم يلتئم جرحي الذي في عيني حتى أصابوني في الأخرى ، ورغم كثرة الفساق والمجان في الورى لكنا نرى الجهل لا يقتات إلا بالعلم ، والسفه لا يرضى إلا بموت الحلم ، فيا لله من فاجعة ألمت بالأمة الإسلامية عامة وبالصومالية خاصة … وإن كان الرثاء لا يزيل الألم ولا يعيد الفائت لكنه يساعد في السلوان والنسيان ، وهذه قصيدة أرثي بها شيخي وعمي ” العلامة  عبد القادر نور فارح “جعله الله في الجنات مع النبيين والصديقين والصالحين والشهداء …

شحب الزمان وأظلمت عيناه *** والدمع سال على  فسيح رباه 

والصبح أعتم والفواجع داهمت *** قلب المحب  ومزقت  أحشاه

يا ذارف الدمع الهتون توجعا *** أرفق بجفنك قد سرت جفناه

شيخ المروءة والفصاحة والرؤى *** كم صارعت في حقنا يمناه

مذ كانت النكبات كان مكافحا *** أسد يكر لكي يصون  حماه

ومضاته جالت بكل بديعة *** ترثي المبجل والوفا ينعاه

أرثي فقيدا كان أيسر مجده  *** أن صافحت حقب العلوم يداه

الحلم يحبسه وتلك فضيلة *** والبطش إن حمي الوطيس قناه 

يا تاج أصناف المكارم  والعلى *** لا يعرف الجهال قدرك ما هو

عماه قد أردى السلاح مكرما *** لو يدر من ذا في الورى أدماه

الحاقدون وقد تكاثر ضيمهم  *** غدروا وغابوا في الحضيض وشاهوا

أرحم بعبد يا مليك وقد أتى  *** لك ساجدا بك مؤمنا رباه

عبد الوهاب محمد “رشيد” عثمان

6 Comments so far

Leave a comment

  1. Masha Allah very nice and well deserved poem.

  2. Assalaamu calaykum,

    Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi rajicuun.
    Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax Allaha Naxariistiisa ku daboolo,
    Jannatul Firdowza Allaha geeyo. Kuwa uqaba in Ummaddu indha beelayso
    markay culimada laayaan, waxaan leenahay idinka indha la’ ee Allaah u soo noqda, haddaan hanuun idiin qornayna Allaha nagakiin qabto.

    Shiikh Cabdulqaadir ma dhiman ee waa dhuuntay dhiigiisana diintu waa ku dararaysaa. Diinta Islaamku dhibta waa ku baraartaa ee kuma naaqusto, Allaah iyo Nabigiisa inoo sheegay inay guri walba galayso oo dadna ku cisoobayaan inta qaataan, dadna ku duloobayaan in ta diidaan. Ilaahow nagu dar kuwa ku cisooba aamiin.

    Xaqqa Allaha ina waafajiyo.

  3. walaalka tixdaan soo tirshay waxaan kacodsanyaa ayadoo gabayga cod yahay in uu soo gasho ilahay shekha fardawsal aclaa ha keeyo amiiin

  4. shekh abdiqadir alle ha u naxariisto waan wada dhimanaynaa aad baan ooga naxnay tixdan ama nadmigan waxaa soo qoray arday aad u fahma badan oo camiiq fog ku cabiray illaahay ha idin ka dhigo kuwa noo badala shekh cabdiqaadi amin amin

  5. Asc
    Sheekha ALLaha u Raxmado,
    Waxaanse arkaa in In uu Noqon karo Rubba Daaratin Alnaafica
    Maxaayeelay, Hadii ay shabaab ku cadaato, Waxaa Cadaanaya Manhaj kooda!
    Gaar ahaan Dadka uusan u cadayan

  6. اللهم ارحمه وعف عنه ووسع مدخله

Leave a comment

*