Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday duqii degmada Gaalkacyo

February 5, 2013 - Written by

Faroole-22Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay duqii degmada Gaalkacyo Col.Siciid Cabdi Faarax waxaana lagu soo badalay Col.Axmed Cali Salaad oo horey u soo qabtay xikaas.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa duqa cusub ee degmada Gaalkacyo waxaa loo magacaabay Col.Axmed Cali Salaad  waxaana lagu wadaa in duqii hore ee Degmada Gaalkacyo xil kale loo magacaabo .

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaan lahayn gole deegaan ka dib markii uu wareegto ku kala diray madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online