Qoraa Jaamac Cumar Ciise Aw-Jaamac oo ku geeriyooday dalka Jabuuti
(January 6, 2014)
Allaha u naxariistee waxaa ku geeriyooday dalka Jabuuti qoraa Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Jaamac Cumar Ciise oo si weyn looga yaqaanay gudaha dalka Soomaaliya iyo dibadiisa. Allaha u naraxiistee Qo
Tuugada waa iska dayn lahaaye dadkaan woxooda dayacaya ayaa nagu khasbaya!
(January 6, 2014)
Boosaaso:-Tuug mariyoo madoobeeyey buu ahaa, warkiisuna meel walba waa gaarey. Ehelkiisii iyo dadkii uu ka dhashay oo maalin walba war xumi uga soo yeeri jirey buu berigii dambe miyi ugu yimid. Cul
Liiska Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland iyo Ku xigeenkiisa (Dhageyso)
(January 6, 2014)
Garoowe:- Guddiga doorashada KMG ah ee Puntland  ayaa galabta si rasmi ah ugu dhawaaq murashaxiinta rasmiga ah  ee u tartami doona Madaxweyna Puntland iyo Ku xigeenkiisa .Gudoomiyaha guddiga doorash
Bulxan Boqor Cismaan oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa
(January 6, 2014)
Qardho:-Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Allaha u naxarasiitee waxaa maanta oo taariikhdu tahay 06-01-2014 ku geeriyooday magaalada Hargaysa Marxuum Bulxan Boqor Cismaan,dhamaan waxaa tacsi halka
Guddiga Doorashada Puntland oo soo afmeeraya qabashada Araajida Musharaxiinta
(January 6, 2014)
Garoowe:-Guddiga doorashada Puntland oo maanta soo afmeeraya is diiwaan-gelinta musharixiinta Puntland ee u taagan in ay qabtaan xilka madaxweynaha iyo Madaxweyne  ku xigeenka Puntland . Doorashad
Dr.Saadiq Eenow oo ka tanaasulay u tartanka xilka Madaxweynanimada Puntland
(January 6, 2014)
Garoowe:-Dr.Saadiq Eenow oo ka mid ahaa murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda Puntland ayaa shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Garoowe waxaa uu ku sheegay in uu ka tanaasulay in uu u tartamo x
Guddiga Amniga Doorashada Puntland oo soo saaray warsaxaafadeed.[Cod/Masawiro]
(January 6, 2014)
Garoowe:-Waxaa saaka shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland ahna Taliyaha amniga doorashada Gen. Siciid Maxamed Xirsi, Siciid Dheere isagoo ka warbixiyey
Dagaaladii u dhaxeeyey kooxaha Kacdoonka ka wada dalka Suuriya oo wili socda
(January 6, 2014)
Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegay in ay weli socdaa iska horimaadkii iyo dagaalka u dhexeeya kooxihii dagaalka kula jiray ciidanka Suuriya gaar ahaan Jabhadda dowladda Islaamka iyo Shaam