Xaflad lagu daah-furayey Barnaamij Xalaqaad ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso.[Masawiro]
(December 4, 2014)
Boosaaso:-Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ku beegan tahay 2014/12/4 waxaa ka dhacay Markazka Al-rawda ee magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari xaflad lagu daah-furayay xalaqaad cilmi ah oo socon
Qaar ka mid ah Culumada Al-Bayaan oo Safar Dacwo ku tagay gobalka Limpopo (Masawiro)
(December 4, 2014)
Johannesburg :_Waxaa maalintii sabtiga ahayd ee ku beegneed bisha 29/11/2014 ku aaday safar dacwi ah culimo ka tirsan xafiiska dacwada ee gobolka Gauteng ee Majliska Al-bayaan gobolka Limpopo oo ka ti
Mu’asasada Al-Karam oo Safar Dacwadeed ka sameysey Degaamo ka tirsn Gobolka Cayn.[Masawiro]
(December 4, 2014)
Buuhoodle:-Mu’assada Al-Karam faraceeda Gobolka Sool ayaa wxaa ay ka bilowdey Deegaamda ka tirsan Gobolka Cayn Safar Dacwadeed (Jawlo) , Iyadoo ay Safarkaan Dacwadeed Mu’asasadu ku gudbineys
Maamulka Degmada Qardho oo ka warbixiyay howlo burburin goobo sharci daro ah.[Maswiro]
(December 4, 2014)
Qardho:-Maamulka Gobolka iyo kan degmada Qardho ayaa maanta ka warbixiyay goobo ganacsi oo sharci daro ah oo ka dhisan hareeraha wado dhawaan ladhagax dhigay magaalada Qardho wadadaas oo lasaari doono
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Gaas oo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso (Masawiro)
(December 4, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4-12-2014 si rasmi ah u dhagax dhigay mashruuca dhismaha Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee
Ra’iisul wasaaraha DFS oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Liibaan, una rajeyey caafimaad Xildhibaan Mayow
(December 4, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane C/weli Sh.Axmed Maxamed, ayaa cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee kooxaha Argagixisadu saaka ku dileen allaha u naxariistee Xildhibaan
Radio Halgan Live Qawaacid Fiqhiyah Sh Cuthaymin Sh Maxamed Cali Jaamac Gadhle (Dhageyso)
(December 4, 2014)
Hargeysa:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Qawaacid Fiqhiyah Sh Cuthaymin waxaana Kitaabka Akhrinaya Sheekh Maxamed Cali Jaamac Gadhle wuxuu Sheekhu ka mid yahay culumada Soomaaliyeed ee dacwada ka wada m