Madaxweyne PL oo daahfuray Shirweynaha Labaad ee Daneeyayaasha Puntland.[Masawiro]
(February 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-2-2015 si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Labaad ee Daneeyayaasha Puntland. Shirweynahaa
Sheekh Xassan Sheekh Xuseen oo xalay lagu dilay Baydhabo
(February 3, 2015)
Baydhabo:-Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegay in xalay lagu dhex dilay Masjid ku yaalla xaafadda Berdaaale Sheekh Xassan Sheekh Xuseen oo loo yaqaano (Sooma-daar
Hogaamiyaha Axraaru Shaam oo Fariiq Muuqaal ah uga hadlay Arimo kala duwan (Daawo)
(February 3, 2015)
Suuriya :- Hogaamiyaha Kooxda Axraaru Shaam هاشم الشيخ ee ka tirsan Jabhada Islaamiga Ee Suuriya ayaa Fariin Muuqaal ah oo uu soo diray waxaa uu uga hadlay guulaha ay ka gaareen dagaalka ay k
Xal laga gaaray Khilaaf ka jiray Masjidka Abu Bakar ee Nampula Muzambiik (Masawiro)
(February 3, 2015)
Nampula:-Waxaa xal laga gaaray maalintii sabtigii ahayd 31/01/2015 khilaaf mudo labo sano iyo bar ka jiray maamulka Masjidka Abu Bakar ee jaaliyada Soomaalida ee dalka Muzambiik. alxamdulillahi khi