Faahfaahin qaabkii uu u dhacay qaraxii Hotel al jazeera.[Daawo Video]
(July 26, 2015)
Muqdisho:-Hotel Al-Jazeera waa hotelka ugu wayn uguna caansan Magaalada Muqdisho waxaa lala eegtay qarax wayn oo laga dareemay agagaarka Hotel Al-Jazeera ,Hotel Al-Jazeera waxaa uu u dhow yahay garoon
Maanso Dib u Joog Waaryaa W/T Ismaaciil Maxamed Cali
(July 26, 2015)
Finland:-waa maanso ka hadlaysa xaaladda siyaasadeed ee uu dalku marayo, isjiid-jiidka jira, horena u jiri jiray, runtii waana mid quus iyo rajo xumo ku beeri karta dadka shacabka ah, balse qofka musl
Ra’iisul wasaaraha DFS oo cambaareeyey weerarkii lala beegsaday Hotel Jazeera ee Muqdisho
(July 26, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka argagaxiso ee galabta lagu qaaday Hotel Jazeera ee magaala
Gabay Difaaca culimada Soomaaliyeed Abwaan Axmed Dhogor.[Dhagayso]
(July 26, 2015)
Gabaygan waxuu Rabbi igu ilhaamiyay inaan curiyo 2011 kii ayaantii la dilay Sh Dr Axmed Xaaji Abdiraxmaan iyo Aabihii dacwada Al.waalid Sh Cabdiqaadir Nuur Faarax Alle ha u naxariisto iyaga iyo kuwii
Madaxweynaha DFS oo si kulul u canbaareeyey Qaraxii Hotel Al-Jazeera.
(July 26, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisonimo ee maanta kooxaha nabad-diidka ku qaadeen hotel Jasiir
Faahfaahinta Qaraxii lala Eegtay Jazeera Hotele ee magaalada Muqdisho.[Dhagayso]
(July 26, 2015)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa lala bartilmaameed saday huteelka Jazeera ee u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdis
DFS oo uga tacsiyeysay Dowladda Djibouti geerida Danjire Roble Olhaye.
(July 26, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer,Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali , Wasiir kuxige
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Kismaayo
(July 26, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa goor dhaweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose. Wafdiga Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamu