Golaha Wasiirada oo meel mariyay Dib u howlgelinta Iskaashatooyinka Soomaaliyeed
(February 18, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke
Qodobbo Muhim ah oo ka soo baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland
(February 18, 2016)
[nggallery id=1420]
Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan
(February 18, 2016)
Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray  magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaana halkaas ku soo dhaweeyey maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybaha kal