Xaflad loo qabtay Ardaydii ku guulaystay Tartanka quraanka Kariimka ee Kismaayo.[Masawiro]
(July 1, 2016)
Kismaayo:-Waxaa manta ka dhacay masjidka wayn ee XAMZA BINU CABDI MUDHALIB, xafladdii sharfidda ardaydii ku guulaysatay tartankii quraanka kariimka, ee magaalada Kismaayo, Tartankan oo ay ardeydu ku l
Madaxweynaha dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Garaad Abshir Saalax Maxamed
(July 1, 2016)
[singlepic id=32999 w=900 h=800]
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland oo kulamo la qaatay danjiraha dawladda Masar u fadhiya Soomaaliya.[Masawiro]
(July 1, 2016)
Nairobi:-Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yusuf oo uu weheliyo wakiilka Puntland u fadhiya dalka Kenya Maxamed Rashiid Axmed Fagallade oo hawlo shaqo u jooga magaalada
Dalbashada ansaxinta Heshiiskii CEDAW waa khiyaamo Diimeed.W/Q: Sh Calinuur Axmad Xoogsade
(July 1, 2016)
Heshiiskan loo yaqaan  CEDAW ee la sheegay in lagu sugayo xuuquuqda Dumarka  waxa uu ka mid yahay  heshiisyo  fara badan oo la sheego inay calami yihin kuwaasoo  halqabsi  looga dhigo ereyo la s
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay guddiga amniga gobolka Mudug
(July 1, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhiim ah u jooga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa kulamo la qaatay guddiga amniga gobolka Mudug, maam
Madaxweynaha DFS oo xuska 1-da July awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahdoon ee Muqdisho
(July 1, 2016)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xuska 56 guurada xornimada iyo midnimada dalka awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahsoon ee ma
Madaxweynaha Puntland oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta xorriyadda iyo Midnimada (Dhageyso)
(July 1, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta 01-July-2016 ugu hambalyeeyey guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar a