Islaamka Iyo Wanaagiisa Sh Cabdi Raxmaan Abyad (Maqal iyo Muuqaal)

July 22, 2016 - Written by Editor

DSC_0056Garoowe:-Sh Cabdiraxmaan Axmed Cilmi (Sh Abyad ) oo safar dacwo kusoo maray qaybo badan oo kamid ah dalka ayaa waxaa uu soo gaaray Magaalada garowe Caasumada Puntland waxaana Sheekhu mudadii uu joogay umada u faa iideeyay Muxaadaraat iyo Wacyigalin guud oo uu layeeshay bulshada qaybaheeda kaladuwan .

Sheekh ayaa muxaadaro kahadlaysa Fadliga Cilmiga iyo waxyaabha laga donayo ardayga muslimkaa in uu xaqiijo waxaa uu u jeedshay Ardayda wax kabarata /Xalaqaadka / kuwa Macaahida / Jaamacadaha Iyo Dhamaan Goobaha waxbarashada muxaadaradaas oo ardaydii ka faa idaysatay kuyeelatay Saamayn weyn .

Sheekh Abyad ayaa sidoo kale darsi kahadlaya Shuruudaha laga rabo Hogaamiyaha waxaa uu kajeediyay Tvga Puntland .

Intaas kadib Sheekhu waxaa uu Muxaadaro ay kasoo qayb galeen boqolaal dadweyna ah wuxuu ku qabtay Masjidka Al-Huda Garowe waxaana Sheekhu Halkudhig Uga dhigay Darsigaas Islaamka Iyo Wanagisa .

Waxaana Sheekhu isbarbardhig ku sameeyay Farqiga u dhaxeeya dadka aan haysan islaamka iyo dadka Eebe kusharfay islamka waxaana sheekhu Tusaalooyin badan kabixiyay Dhaqan Xumada Reer galbeedka Iyo Siday wax u saxeen Dadkii Islaamka Xanbaarsanaa .

Ugu danbayntii Safarka sheekha Iyo Dhamaan Muxaadaratka Uu qabtay ayaa laga dareemay dhamaan Deegaana Puntland Waxaana Sheekha laga Codsaday in uu soo noqdo Si aad looga sii faa iidaysto.

Hoos ka Daawo Muxaadara Sh C/raxmaan Abyad ka jeediyey Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe.

Nuur Jaamac Adan
Xafiiska warbahinta Alminhaaj

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online