Madaxweynaha Puntland oo Rukhseeyey Sarkaakiil Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

October 27, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 October 2018 ka Rukhseeyey Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland 7 Sarkaal oo katirsan Ciidanka Daraawiishta.

Ujeedo: Rukhso Saraakiil

Laga bilaabo 25 October 2018 waxaa Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland laga Rukhseeyey (7) Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta kadib marka ay ku kaceen falal lid ku ah jiritaanaka Puntland iyo anshaxa ciidannimo, kuwaas oo kala ah.

  1. G/Sare Jaamac Axmed Maxamer (Luujito)
  2. G/Sare Maxmed Cali Qase
  3. G/Sare Maxamed Ducaale Maxamuud (Ayax)
  4. G/Sare Cabdirsaaq Aadan Cali (Dhancad)
  5. G/Dhexe Cabduqaadir Jaamac Cabdi (Dhalo muro)
  6. G/Le Maxamuud Cali Xirsi ( Afgaab)
  7. Dhame Cumar Aadan Cabdi (Boolo Boolo)

Fulin Wacan

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

 

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online