Madaxweyne DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Arrimaha Dibadda Ereteriya iyo Itoobiya

October 18, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ereteriya iyo Itoobiya Mudane Osman Saleh iyo Mudane Workneh Gebeyehu kuwaas oo kulan la qaatay Madaxweynaha DFS waxaana ay fariimo uga sideen Madaxweyne Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda Ereteriya iyo Itoobiya ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo horumari lahaa xiriirka ka dhaxeeya 3 dal iyo qaabkii loo sii horumarin lahaa.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online