Culumadii Yemen iyo Cuqaasha qabaa,ilka yemen oo ku balamay in loo gurmado Markaskii Daarul Xadiis ee Damaaj

November 9, 2011 - Written by

Yemen:-Wararka ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaraya Markaskii ugu weynaa salafiyiinta ee Daarul Xadiis ayaa sheegaya in birito ay qaafilo isigu jirta culumo arday iyo cuqaal ka soo jeeda dhamaan qabaailka Yemen ay ku balameen in go,doonka laga qaado loona gurmado Culumada iyo ardayda ay go,doonsheen raafidada xuutiyiinta.

Qaafilada ayaa birito ka dhaqaaqi doonta magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen gaar ahaan مسجد بشائر الخير ee xaafada biirul cubeydwaxaan alle uga baryeynaa in uu xifdiyo Sheekh  Yaxya Xajuuri iyo dhamaan ardayda Markaska Damaaj Aaamiiin.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2011
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online