Kooxda Xuutiyiinta oo weerar ku soo qaaday Markazka Daarul Xadiis ee Damaaj

November 20, 2011 - Written by

Yemen:-War haatan naga soo gaaray Markazkii Daarul Xadiis ee Damaaj ayaa sheegaya in kooxda Raafidada ee Xuutiyiinta ay dhinacyo badan ka soo weerareen Markazkii Damaaj waxaana ilaa haatan socda rasaas la is dhaaf sanayo .Weerarka ay soo qaadeen  Xuutiyiinta ayaa waxaa ku dhintay xaaska محمد مجحود زمام الوادعي waxayna ahayd qof xaamilo ah.

Halgan.net oo ay la soo xiriireen arday ku sugan Markazka Daarul Xadiis ayaa waxaa kale oo ay u sheegeen in 3arday oo kale u soo gaaray dhaawac kala duwan. Rasaasta la is dhaafsanayo iyo toogashada ay wadaan kooxda xuutiyiinta ayaa ahayd maanta tii ugu darneyd ka dib markii shalay ay fashilantay  waanwaan ay wadeen Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Qabaailka Yemen.

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net allaha xifdiyo Sh Yaxya Xajuuri iyo dhamaan ardayda ku sugan Markazka Daarul Xadiis ee Damaaj.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

4 Comments so far

Leave a comment

  1. s/c shiikh yaxye wuxuuu aad ugu cel celiyey waa fitno marak ardaydu waa inaay fitnada ka cararaan

  2. s/c shiikh yaxye wuxu yiri fitno ma rabno anagu ilaahay baan ku caabudna markazka cilmina waan ku barana marka meel kasta miyaan ilaahay lagu caabudi karin cilmina lagu baran karin meesh hayskaga tagaan waa dagaal fitno

    • Salaamu Calaykum
      ilaahay ha xifdiyo dhamaan culumada Yemen gaar ahaan culumada Markazka Damaaj iyo ardayada la dulmiyey oo lagu hayo Xisaarka

  3. asalaamu caleykom waraxmatullaahi wabarakaatuh
    ilaahoow walaalaheena garab istaag oo ka qabo raafidana aan naxriista leyhn ilaahoow xafid sheekhyaxya iyo ardeydiisa iyo ahluwaadiciyiin
    aaaamiin yaa alllaaaaah allaahuma unsurhum wa adhcim jaaciahum wax fadhum yaa rab

    ilaahoow raadidada jebi

Archives
November 2011
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online