Shiikh.Maxamed Idiris oo duruus diini ah ka bixin doona Masjidka ibnu Taymiyah
November 11, 2011 - Written byColumbus,ohio:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool magaalada Columbus ohio , in Masaajidka ibnu Taymiyah, Masjidka ayaa waxaa marti u ah Shiikh Maxamed Idiris waxaan uu ka jeedin doonaa muxaadaraad iyo duruus kale duwan. Duruusta iyo muxaadaraadka uu Shiikh Maxamed Idirs jeedin doono Hoos ka eeg.
Masjid Ibnu Taymiyah
2334 Mock Rd Columbus, Ohio