Tahriibinta Caruurta Soomaalida oo xad dhaaf noqday

November 11, 2011 - Written by

Yemen:-Toboneeyo caruur Soomaali ah ayaa la ogaaday iyaga oo la doonayey in loo tahriibiyo dalka Boqortooyada Sucuudiga, lagana kaxeeyey dalka Yemen

Toboneeyo caruur Soomaali ah ayaa la ogaaday iyaga oo la doonayey in loo tahriibiyo dalka Boqortooyada Sucuudiga. Caruurtan ayaa laga tahriibayaa ay Soomaali ku jirto ka kaxeeyeen dalka Yemen una sii wadeen dalka Sucuudiga.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

VOA

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Asc/ waad kumahadsantihiin sidaad usoo tabinaysan Dhacdooyinka naxdinta leh

Leave a comment

*