Golaha wasiirada DFKM oo kulmay warsaxaafadeedna soo saaray (Akhriso)
(January 19, 2012)
Muqdisho:-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Raâ

(January 19, 2012)
London:-Sheekh Maxamed Idris & Sheekh Bashir Yuusuf Shiil ayaa ka qeyb galay barnaamij looga hadlayey sida loo heli nabada dalka Soomaaliya waxaana barnaamijka daadihinayey wariye Cabdi xafiid w Dagaal xalay ka dhacay degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Gal-gaduud
(January 19, 2012)
Dhuusomareeb:-Waxaa xalay ka dhacay duleedka degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Gal-gaduud dagaal u dhexeeya ciidamo ka kale tirsan ururka Al-shabaab iyo ururka Ahlusunna Wal jamaaca, dagaalka ay

(January 19, 2012)
Oslo:-Sheekh Dr.Cali Saalax ayaa muxaadaro English ka jeedshay waxaana uu uga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin Islaamka iyo lunsanaata gaalada ku qaraabata magaca kirishtanka .Cinwaanka muxaadar

(January 18, 2012)
Boosaaso:-Culumada iyo ducaadda jamaacada Ictisaam way dareensanaayeen in qallooc ku jiro fikirka iyo camalka aasaasayaashii kooxda Alshabaab tan iyo xilligii ay bilaabeen ololaha ay ku unkayaan ururk Diyaaradaha dalka Kenya oo Xasuuq kale ka geystay gobalka J/hoose
(January 18, 2012)
Kismaayo:-War uu caawa na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay mar kale duqeyn ka geysteen galabta casarkii deegaano ka ti

(January 18, 2012)
Boosaaso:-Sheekh Ahmed Cabdi samed ayaa marti u ahaa Qolka Somali Islamic Al-Taqwa Network ee aalada paktalka oo ah walaalo u taagan fidinta diinta iyo wacyi galinta umada Sheekh Ahmed Cabdi Samed aya

(January 18, 2012)
Muqdisho:-Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Cariig ayaa maanta ka badbaaday qarax miino oo loo dhigay gaarigiisa isaga oo maraya degmada C/casiis ee gobolka Banaadir Afhayeenk ma

(January 18, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubaysan oo aan la aqoon heybtooda ay xalay ku dileen qof rayid degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan iyaga oo baxsaday markii ay

(January 18, 2012)
Boosaaso:-Degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa waxaa loo sameeyey markii ugu horeysay gole deegaan oo cusub ka dib markii dhawaan ay halkaasi kormeer ku tageen wafdi uu hogaaminayo  gudoomiyaha gobo
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|