Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo shirjaraa’id uga hadlay Duqeyntii ka dhacday Degmada Jilib
(January 18, 2012)
Shirkan Jaraa’id waxuu ku saabsanyahay dhacdadii ka dhacday Axadii degmada Jilib oo diyaaradaha dagaalka ay geysteen khasaare isla markaana goobtaas lagu dilay 4 wiil iyo gabar oo uu dhalay Abdullah
UURDOOX:Qaybtii 4aad: W/Q Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar
(January 18, 2012)
Alloow naga ilaali gefka iyo xumaha, oo noo hag xagga raalli-ahaanshahaaga (aamiin).Xaaladdii Ka Taagnayd Caalamka Islaamka: Waxaan idiin soo tarjumay ararta kitaabkii uu qoray Sh. Maxamad Qudub, oo u
PRESS RELEASE Somalia: Puntland President Officially Launches Oil Drilling Operations
(January 17, 2012)
Drilling for the first exploratory well in Puntland State of Somalia commenced on Monday, in a well-organized event attended by Puntland President H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) and Africa O
Abu Fadumo Nasiixa Ma Mudan Yahay? W/Q Cubtan Yuusuf
(January 17, 2012)
Qormadatani qorideedu waxay igu dhalatay ka dib markii aan arkay qoraal qaab gabay ahaan ah u qoran oo uu leeyahay nin isku magacaabay “Abuu Faadumo”. Qoraalku wuxuu ku soo baxay shabakado ay mid
Puntlland oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn
(January 17, 2012)
Garoowe:-War-saxaafadeed maanta ka soo baxay  xafiiska madaxtooyada ee dowllada Puntland ayaa markii ugu horaysay waxaa looga hadlay ama eedeyn loogu jeediyey maamulka S/lland oo lagu eedeeyey in dag
Afhayeenka Ururka Al-shabaab Shiikh Cali Raage oo shir jaraa.id ku qabtay Muqdisho
(January 17, 2012)
Muqdisho:-Afhayeenka ururka Al-shabaab Shiikh Cali Maxamed Raage  Cali Dheere oo shir jaraa.id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in duulaankii Ciidanka Itoobiya iyo kuwa dalka Kenya uu noq da
Dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Buuhoodle oo la soo gaarsiiyey magaalada Gaalkacyo
(January 17, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa la soo gaarsiiyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug qaar ka mid ah dhaawacyadii ku dhaawac may dagaalkii ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn oo ay ku jira
Wadaadada diriraya ma wada saxanyihiin?. W/Q: Axmed C/samad
(January 17, 2012)
Waa qoraal aan sannadkii 2009kii u qoray qaar ka mida asxaabtayda oo wax iga weydiiyey loolankii ka dhex socdey wadaadadii horey ugu wada jirey maxaakimta iyo muqaawamada, xilligaas oo uu socdey dagaa
Magaalada Taleex oo maanta looga dhawaaqay maamulka Khaatumo State of Somaaliya
(January 16, 2012)
Taleex:-Waxaa maanta si rasmi ah ay Ergooyinka ka qayb geleya shirkii Khaatumo 2 oo ka socday magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ay ku dhawaaqeen maamul Gobolleed cusub oo ay ugu magacdareen Khaa
Qaraxyo maanta lagu weeraray ciidamada Itoobiya ee ku sugan Luuq iyo Beledweyne
(January 16, 2012)
Gedo:-Waxaa maanta lagu weeraray ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalooyinka Luuq iyo Beledweyne qaraxyo kala duwan waxaana weerarkaas ka dhashay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamad

« Previous PageNext Page »