Bayaan iyo baaq Ka soo baxay Beesha Ahmed Harti [Moorcase]
(January 11, 2012)
Boosaaso:-Waxaa malmahan uga socday Beesha Ahmed Harti  Shirar Taxanana ah oo ay isugu yimaadeen Dhamaan Guurtida Beesha  Culaamaa u diinka Aqoon yahanada Waxgaradka iyo Mas uuliyiinta Maamulka Punt
Ergadii shirka Khaatumo II oo isku raacay in maamul gobolleed loo dhiso Sool, Sanaag & Cayn.(Video)
(January 10, 2012)
Taleex:-Waxaa maanta markii ugu horaysay si rasmi ah uu u shaaciyey madaxa saxaafada ergooyinka Shira Khaatumo II in ergadii shirk uga socday magaalada Taariikhiga ah ee Taleex  ay go,aansatay maanta
Urur Gobaleedka IGAD oo sharci daro ku tilmaamay Doorashada Madoobe Nuunoow Max’ed
(January 10, 2012)
Adisababa:-Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta xafiiska Urur goboleedka IGAD ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee qalafsan oo ka dhex taagan xildhibaanada baarlamaanka DFKM wuxuuna  ugu hor
Askari Maraykan ah oo lagu eedeeyey in uu xiriir la leeyahay ururka Al-shabaab
(January 10, 2012)
Askari hore uga tirsanaa ciidanka dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu eedeeyey in uu doonayey in uu la shaqeeyo ururka Al-shabaab iyagoo ay ciidanka sidoonka dalka Kenya ay ka soo qabteen xili uu doonaye
Shir looga hadlayo Roadmap-ka oo ka furmaya magaalada Nairobi
(January 10, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmi doona magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya shir ay soo qabanqaabiyeen  xafiiska siyaasada qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya UNPOS ,shirka ayaa
Shaqo gaalo lagu ogaa haddii qolo Muslim sheeganaysaa qabto sidee xaal noqonayaa?
(January 10, 2012)
Ka dib Dilkii Shiikh. Dr Axmed Xaaji C/Raxmaan waxaa dad badan oo Soomaali ahi su’aal ka keeneen sheega shooyinka Ururka- Alshabaab ay horay ugu andacoon jireen in ururkaasi diinta u gar-gaarayo. Wi
Amniyaatka in Godane – Khawaarij mise wakiillo cadow ? W/Q Axmed M. Ciise
(January 9, 2012)
Dad badan ayaa uga gaabsaday wax-ka-sheegga iyo naqdinta Al-Shabaab labo arrimood awgood: tan koowaad, maadaama culimadu sheegeen in dagaalka ay wadaan yahay  fitno, fitnadana ay tahay in laga gaabsa
Dagaal culus oo udhexeeya Al-Shabaab iyo ciidamada Huwanta oo ka socda gobalka Gedo
(January 9, 2012)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaaray ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus oo ay ka qeyb ka yihiin  diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ay ka socdaan deegaano ka tirsan gobalk
Xasuuqii Masjidka Al-Hidaaya oo lagu eedeeyey ciidamada dalka Jabuuti ee ku sugan Muqdisho
(January 9, 2012)
Muqdisho:-Xasuuqii loo geystay culumadii Tabliiqa ee ku cibaadeysaneysay Masjidka Al-Hidaaya ayaa waxaa lagu eedeeyey ciidamada dalka Jabuuti ee ku sugan magaalada Muqdisho waxaana eedaas dusha uga tu
Dhaqaalaha islaamka (qaybta 2aad) W/Q Abdulqani Hussein Mohamed.
(January 9, 2012)
Hargeysa:-Ilaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebi Moxamed korkiisa, intaas ka bacdi qaybtii koowaaad ee maqaalkan waxa aynu kaga soo hadalay macnaha dhaqalaaha

« Previous PageNext Page »