
(January 9, 2012)
Yemen:-Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen ayaa sheegaya in hal ruux uu ku dhintay 3 kalana ay dhaawacmeen ka dib markii ay koox hubeysan oo Yemeniyiin ah ay weerar ku soo qaadeen qoxooti Soomaali ah Ciidamada DFKM ee ku sugan Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye oo qabtay walxaha qarxa
(January 9, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada DFKM ee ku sugan Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ay gacanta ku dhigeen nin wata walxaha qarxa oo ku sii jeeday magaalada Mu

(January 9, 2012)
Dagaalka Ka Socda Soomaaliya Iyo Isgaaleysiinta – Culumada Soomaaliyeed maxey ka yiraahdeen? Kulankaan ayaa waxaa ka qayb´qaadanay culimo ay ka mid yihiin Dr Cabdirizaaq Takar , Sh Bashiir Shiil , Timir Laf baa ku jirta W.Q Abdirazaak Sugulle Mohamed
(January 8, 2012)
Finland:-Xaaladda aadka u murugsan ee ku habsatay umadda Soomaaliyeed ayaa waxay keentay in wax walbaa is dhexyaacaan, bililiqaduna ay noqotay mid iska caam ah oo aan xitaa laga xishoon. Waxyaabaha ay

(January 8, 2012)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha DFKM, Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka Aadan Cadde ee magaaladaa Muqdisho iyagoo ku sii jeeda dalka Kenya oo ay uga qayb

(January 8, 2012)
Boosaaso:-Kulan looga hadlayey amaanka gobalka Bari gaar ahaan magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu ka dhacay saaka hoolka shirarka ee xarunta maamulka degmada Boosaaso waxaana kulanka ka soo qeyb galay I

(January 8, 2012)
Muqdisho:-Duqeyn ay ku dhinteen culimo ayaa xalay ka dhacday degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.Madaafiic waaweyn ayaa waxa ay ku dhacday masaajidka hidaaya ee Culimada Tabliiqu diinta ka fidiyaa

(January 7, 2012)
Sabti, Jannaayo 07, 2012 Waxaa caawa mar kale si rasmi ah uga bilaawday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaan Masjidka Al-Rowda nadwo diini ah oo gashay habeenkeedii 3aad iyadoo dadwey Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya oo duqeeyey deegaano ka tirsan gobalka Gedo
(January 7, 2012)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ayaa sheegaya in galabta ay Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya duqeymo ka geysteen laba mar deegaaano ka tirsan gobolka Gedo gaar ahaan deegaanada

(January 7, 2012)
Jabuuti:-G/K Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay inuu taageersan yahay xilka qaadisti ay xidlhibaanno ku sameeyeen guddoomiye Shariif.Faarax Macalin oo uu wareystay weriyaha VOA Djibouti Ra
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|