Muxaadaraadkii Sh.Shible ee Alwalaa walbaraa oo Qoraal Ah (Akhriso)
(January 3, 2012)
Cap-town:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa haddii alle idmo maanta muxaadaraadkii Sh.Maxamuud Shible ee Al- walaa walbaraa oo qoraal ah ka dib markii aan ka codsanay Sh. Shible ayuu na soo gaarsiiyey ilaa Mutamarkii 8aad dhalinyarada ee magaalada Lewiston oo si heersare u soo gabagaboobay (Sawiro)
(January 2, 2012)
Lewiston:-Waxaa habeenkii Axadda Dec 25, 2011 soo gabagaboobay mu'tamarkii dhalinyarada ee Nus-Sanad laha ah ee waqooyiga America. Mu'tamarka oo galay markii 8aad ee la qabto ayaa dhacay Dec 23-25, 20 Nadwo Xalay si habsami leh uga bilaabatay magaalada Portelizabeth.(Dhageyso )
(January 2, 2012)
Portelizabeth:-Waxaa xalay halkeedii ka sii socotay nadwadii diiniga ahayd ee ka bilaabatay dalka South africa iyada oo xalay ay culumada ku sugnaayeen magaalada Portelizabeth oo ay nadwadu ka socon Xilibaanada DFKM oo saaka mar kale uu dhexmaray gacan ka hadal
(January 2, 2012)
Muqdisho:-Shir ay maanta xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ku yeesheen xili baanada ka tirsan Golaha baarlamaanka DFKM ayaa waxaa uu ku soo dhamaaday gacan ka hadal iyo dagaal , Kulanka m Saddex dhalinyaro ah oo saaka lagu dilay magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan
(January 2, 2012)
Hiiraan:-Ciidamo Soomaali ah oo sheegtay in ay yihiin maamulka Dooxada Shabeelle oo shalay la socday ciidankii Itoobiyaanka ah ee shalay la wareegay magaalada Beledweyne ayaa saaka waxaa ay ku dhex d Xadiisyadii lagu haystey Sh Xassan Takar kuwaa Ma ah laakiin waa kuwii Musaylamah
(January 2, 2012)
London:-Waxa aan akhristayaasha ka daboolayn, Muxaadarooyinkii iyo qoraaladii lagu nashriyey bogaga internetka kuwaas oo ka dhexeeyay culimada iyo dad kale oo arintaa wax ka qoray : Shiikh Maxamed Cab Ilaahay ducadii muslimiinta waa aqbalay, gacanku dhiigalayaashiina dulmigoodii waa muujiyey
(January 1, 2012)
Tobankii bisha muxaram ee sanadkan 1433, kuna beegnayda 05/12/2011, waxa ay ahayd maalin xanuun badan oo dhegaha soomaaliyeed mar keliya uu ku soo hoobtay war naxdin leh, oo dhiig ka da’ayo kaas oo Nadwadii Ka Socatay Masjid Abubakar ee Seattle oo Si habsami leh u socoto (Daawo)
(January 1, 2012)
Seattle:-Waxaa si habsami leh uga socda Masjid Abubakar ee Seattle Nadwo diini ah taas oo ay soo qeyb galeen culumo iyo ducaad ka kala yimid gobalada dalka Mareykanka waxaana ay ka jeediyeen Mutamar Madaxweyna DFKM Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho
(January 1, 2012)
Muqdisho:-MadaxweynaDFKM Shariif Sh. Axmed ayaa goor dhowayd ku qabtay xarunta Madax tooyada shir jaraa’id oo uu uga hadlay arrimo tiro badan kuwaas oo ay ugu horeeyaan dagaalada ka dhacay magaalada Abwaan Dahir Maxamed Nuur oo Tiriyay Gabay uu ugu Magac daray “ALLA BARI” (Dhageyso.)
(January 1, 2012)
Minisota:-Abwaan Dahir Maxamed Nuur oo ah Abwaan soomaliyeed kuna dhaqan Wadamada qurbaha ayaan waxaan ka duubnay gabay uu curiyay oo uu ugu magac daray alla bari,waxaa uuabwaanka uga hadlayaa gabayga
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|