
(January 30, 2012)
Garoowe:-Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dowlada Ingriiska Andew Mitchell ayaa isaga iyo wafdi la socda ay saaka soo gaareen magaalada Garoowe ee caasimada Dowllada Puntlland, Wasiirka ayaa waxa

(January 30, 2012)
Rome:-Ra'iisul Wasaaraha DFKM Dr Abdiweli Mohamed Ali Gaas oo booqasho rasmi ah ku jooga Rome, ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa booqday Xafiisyada Safaar

(January 29, 2012)
Burco:-Culimo,udiinka ku nool magaalooyinka waaweyn ee Somalilland ay ku baaqeen in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka aloosan degaanka Buuhoodle iyagoo culimadu ay tilmaameen in ay xaaraan tahay in

(January 29, 2012)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo si weyn loo wada garanayo kana mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa maanta khubadii Jimcaha ee masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, kaga hadlay muh Ciidamada Itoobiya oo qarax lagu weeraray magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan
(January 29, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo sheegaya in goordhow qarax lagu weeraray Ciidamada Ethiopia ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta goabl Abaal ka Dhac!!!! W/Q: C/qaadir Jaamac
(January 28, 2012)
Dhacdooyinka isa soo taraya ee dhulkeenii hooyo iyo meel kastoo umadda Soomaalida ay joogto ka socda waxay igu soo kicisay utun weligayba igu taagnayd. Waxaan isweydiiyaa abaal ka dhacaan caadada u no

(January 28, 2012)
Waxaan lagu qabtay qolka Somali Islamic al-Taqwa Nework iyo qolka 114 ee Tele conderenceka USA / Canada Dawro Cilmiyeed ay ka qayb galayaan culimadda Soomaaliyeed.waxaana ka mis ahaa culumadii

(January 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho agaasimihii idaacadda Shabeelle Xasan Cismaan Cabdi (Fantastik) oo ahaa wariye si weyn looga yaqaan magaalada Muqdisho kana soo shaqeeyey meelo k

(January 28, 2012)
Cap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Mustafe Xaji Ismail uu ka jeedshay magaalada Cap-town ee dalka South Afrika waxaana uu Sheekha si fiicab uga hadlay Daawenta Muragad Wasiirka Amniga Puntlland Col.Khaliif Ciise Mudan Ciidamo ayaan u diraynaa degmada Baargaal
(January 28, 2012)
Boosaaso:.Waxaa maanat kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta maamulka Gobolka Bari Wasiiro ka tirsan maamulka Puntlland iyo masuuliyiinta Gobolka Bari iyo taliyaasha ciidanka Booliska , Kulankaan
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|