Muxaadarooyin lagu qabtay Masaajida Cali Mataan iyo Al-Huda ee magaalada Hargeysa(Dhageyso)
(February 25, 2012)
Hargeysa:-Waxaa ku sugan magaalada Hargeysa qaar ka mid ah culimada dalka Soomaali yeed waxaana ay ka bixi yeen masaajidda kala ah Masjidka Cali Mataan iyo Masaajidka Al-Huda ee magaalada Hargeysa Taw
Darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(February 25, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Fadiilatu Sh Dr Cali Saalax ka akhriyey Masjidka
Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax oo ka Hadlay firqada Al-ashcariya (Dhageyso)
(February 25, 2012)
Norway:-Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Maxamed oo ka mid culumada dacawada ka wada wadanka Norway gaar ahaan masjidka Al-tawfiiq ayaa waxaa uu si fiican uga hadlay Firqada Ashcariyada xili uu ku guda j
Dagaal xalay ka dhacay degaanka Geed-weyn oo ka tirsan gobolka Gedo.
(February 25, 2012)
Luuq:-Waxaa xalay ka dhacay degaanka Geed-weyne oo u dhexeeya degmooyinka Luuq iyo Doolow ee gobolka Gedo dagaal u dhexeeya  ciidamo taageersan DFKM iyo cidanka Al-shabaab , dagaalka ayaa xalay qarxa