Sheekh Axmed Sudani oo soo gaaray dalka Masar
(February 27, 2012)
Qaahira:-Waxaan galabta soo gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar Fadiilat Sheekh Ahmed Sudan xafidahulaah oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan dalka Kenya iyo Soomaaliya waxaana She
Shiikh Maxamed Idiris oo socdaal dacwadeed ku gaaray dalka Koonfur Afrika
(February 27, 2012)
Waxaa hawl dacwadeed ku yimid dalka Koonfur Afrika Sh. Maxamed Idiris Axmed  , taariikhdu markii ahayd 26/02/ 2012  asagoo sheekhu wacdigiisii ugu horeeyay caawa ka jeediyey Masjidka Imaamu Shaa
Ciidamada Kenya oo lagu weeraray inta u dhexeysa Kulbiyoow iyo Degmada Badhaadhe
(February 27, 2012)
Kismaayo:-Ciidamada Al-Shabaab ayaa maanta weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo kolonyo ah oo ka tirsan dowalada Kenya iyo kuwa DFKM dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka u dhexeeya  Kulbiyoow iyo
Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta ka tirsan dowlada Norway
(February 27, 2012)
Norway:-Ra’iisul Wasaaraha DFKM Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Norway oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, shirkii
Dhexdhexeednimada Ahlusunaha Sh.Maxamed Shaafici Khaliif(Dhagayso)
(February 27, 2012)
Waxaa ku sugan magaalada Hargeysa weli qaar ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed waxaana ay ka bixiyeen masaajidda kala ah Masjidka Cali Mataan iyo Masaajidka Al-Huda ee magaalada Hargeysa Tawjiihaad
Ma La Wada Arkay Shirkii London? WQ:Sh.Maxamed Sh.Cabdiraxmaan Kaariye
(February 27, 2012)
Malcolm X oo markii dambe magaciisa u bedelay Al-Xaaj Maalik Shabaas ayaa yidhi isagoo wax ka sheegaya sida ninka madoobi ugu wax la’aa Ameerikada cad sida hoos ku xariiqan: “I’m not going to si
Sh Maxamed Sh Osman,Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh Shible oo gaaray dalka Masar
(February 27, 2012)
Qaahira:-Wararka naga soo gaaraya magaaladda Qaahira ee caasimada dalkaa Masar waxay shabakadda Halgan.net u xaqiijiyeen inay Asxaabal-fadiilah: Sh. Maxamed Sh. Cismaan, Sh. Maxamed Abdi Umal iyo Sh.
Nadwo diini ah oo caawa lagu qaban doono Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa
(February 27, 2012)
Hargeysa:-Waxaa caawa ka bilaaban doonta Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land nadwo diini ah Waxaana ay si toos ah u bilaaban doontaa hadii alle idmo bacda salaat Al-Maqri