Ogeysiis:-Nadwo ka bixi doonta birito Qolka Somali Islamic Altaqwa Network
(February 15, 2012)
Ogeysiis Bishaaro Waxaan bulshada Soomaaliyeed ku hadasha Afka Soomaliya ee Jecel diinta ku farxad galinaynaa In ay Culumada Somaliyeed Qabyo ka mid ah ku qaban doonaan maalmaha Khamiista, Jimcaha, Sa
Wasiirka Cadaalada ee dalka Jabuuti ,Shariif Xasan iyo Augustine Mahiga oo gaaray Garoowe
(February 15, 2012)
Garoowe:-Wafdi uu horkacayo Gudoomiyaha baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sh Aadan ayaa goordhow ka soo degay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland. Gudoomiyaha Baarlama
Wajiga Labaad ee shirka wadatashig oo saacadaha soo socda ka furmaya Garoowe
(February 15, 2012)
Garoowe:-Waxaa maanta ka furmaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wajiga labaad shirka wadatashiga waxaana magaalada soo gaaray wufuud tiro badan oo ka kala socota Beesha Caalamka ,QM ,Jamacada