
(February 23, 2012)
London:-Shirkii arimaha Soomaaliya looga hadlayey oo ilaa saaka ka socdsay magaalada London ee caasimadda dalka Ingriiska ayaa la soo gabagabeeyey iyadoo shirka laga soo saaray ilaa 26 qodob , war-s Dagaal iyo iska horimaad ka dhacay duleedka magaaladda Muqdisho
(February 23, 2012)
Afgooye:-Dagaalo culus ayaa caawa waxay ka socodaan duleedka magaaladda Muqdisho kaas oo u dhexeeya ciidamada AMISOM kuwa DFKM iyo Al-Shabaab dagaalka ayaa waxaa uu si culus uga socdaa xarumaha kala For Immediate Release London Conference aimed at carving up the Somalia Nation’
(February 23, 2012)
Mogadishu 23/02/2012 - Somalis have a long history of repelling invasion of all kinds and the London conference is not in any way different from the various other conferences aimed at bolstering the i

(February 23, 2012)
Waxaa saaka ka furmay magaalada London ee caasimada dalka Ingriiska shir looga hadlayey arrimaha dalka Soomaali ya oo ay ka soo qayb galeen dowllado aad u fara badan gaar aha dowllada taageerada u fid Muxaadaraad caawa iyo Habeen danbe ka bixi doona Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa
(February 23, 2012)
Hargeysa:-Waxaa caawa ka bixi doona Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land muxaadaro cinwaankeedu uu yahay Alwarac waxaana jeedin doona Fadiilat Sheekh Maxamed Shaafic

(February 23, 2012)
London:-Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif Sh.Axmed ayaa khudbad ka jeediyey shirka ka socda magaalada London kaas oo lagu gorfeynayo arrimaha Soomaaliya . Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa

(February 23, 2012)
London:-Ra.iisul wasaaraha dalka Ingriiska David Cameron ayaa waxaa uu hadalkiisa ku bilaabay waxaad ii saamaxdaan in aad idinku soo dhaweeyo caasimada dalka Ingiriiska ee London anigoo idinkaga

(February 23, 2012)
London:-Caasimada dalka Ingriiska ayaa goordhoweyd waxaa ka furmay shir loo qabtay madaxda DFKM , Puntland , Somalilland Gal-mudug, ururks Ahlusunaha shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay madax fara b

(February 23, 2012)
Go’aan ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed Nuur Cali Jimcaale iyo todobo iyo toban shirkadood oo Soomali ah. 17-kii febraayo 20
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|