Agaasimihii hore ee idaacada Somaliweyn Abuukar Maxamed Kadaf oo caawa la dilay

February 28, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho agaasimihii hore ee idaacada Somaliweyn  Abuukar Maxamed Kadaf waxaana dilay laba dhalinyaro ah oo ku hubeysan bistoolado waxaana lagu dilay agaasimaha idaacada degmada Wadajir ee gobalka Banaadir

Allah ha u naxariistee Abuukar waxaa lagu dilay wax yar ka dib salaadii maqribka xilli uu sii jeeday gurigiisa oo ku yaalla laanta Xaawo Taako ee degmada Wadajir waxaana soo gaaray agaasimaha dhaawac culus oo uu markii danbe uu u geeriyooday

Ilaa haatan lama yaqaan cida dishay agaasimahii hore ee idaacada Somaliweyn Abuukar Maxamed Kadaf  iyo cid loo qabtay toona.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,085 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>