Sheekh Axmed Sudani oo soo gaaray dalka Masar

February 27, 2012 - Written by

Qaahira:-Waxaan galabta soo gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar Fadiilat Sheekh Ahmed Sudan xafidahulaah oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan dalka Kenya iyo Soomaaliya waxaana Sheekh Ahmed Sudani uu ka mid yahay culumada salafka ee dacwada in mudo dheer ka waday magaalada Mandheera.

Sheekh Ahmed Sudani ayaan waxaan alle ugu baryeynaa in cimrigiisa iyo cibaadadiisa uu alle uu u wanaajiyo .Halgan.net ayaa idiin balan qaadi doonta in ay si live ah idinku soo gudbiso towjiihaadka culumada haatan gaaray dalka Masar. Waxaa kale oo laga sugayaa dalka Masar Sheekh Sh. C/raxiim Abul ceeyneey oo macruuf ka ah dalka Kenya gaar ahaan magaalada Mombaza iyo magaalada birmingham ee dalka Uk.

Halgan.net
Sheekh C/llaahi Sh. Xanbali Xaaji C/Suldaan
Qaahira

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,991 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>