Ogeysiis:-Nadwo ka bixi doonta birito Qolka Somali Islamic Altaqwa Network

February 15, 2012 - Written by

Ogeysiis Bishaaro Waxaan bulshada Soomaaliyeed ku hadasha Afka Soomaliya ee Jecel diinta ku farxad galinaynaa In ay Culumada Somaliyeed Qabyo ka mid ah ku qaban doonaan maalmaha Khamiista, Jimcaha, Sabtida iyo Axada Nadwo Cilmiyeed Qolka Somali Islamic Altaqwa Network si toos ah uga bxi doonta

Hadaba Ha Moogaan Khayrkaas Kana faaidayso gaarsiina walaalaha kale si kheyrka uu u wada gaaro Muslimiinta oo dhan.

Jadwalka Nadwada Halkan ka daalaco

Maamulka Qolka Somali Islamic Altaqwa Network
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. waa wax lagu farxo allahu akbar walaha ka so shaqeeyay iyo culumada somaliyedba allaha xifdiyo

Leave a comment

*