Dagaal culus oo galabta ka dhacay deegaanka ku dhow deegaanka Xayo ee gobalka J/hoose

April 14, 2012 - Written by

Kismaayo:-Dagaal culus ayaa galabta waxaa uu qarxay deegaanka ku dhow deegaanka Xayo halkaas oo ay isku horfadhiyaan ciidamada huwanta ee oo ay bari taarayaan ciidanka Kenya kuwaas oo maanta waday dhaqdhaqaaq ciidan dagaalka ayaa caawa ayaa la isku gabal dhacsaday .

Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii ay ciidamada al-Shabaab ay hoobiyaal ku qaraaceen xarumaha iyo difaacyada ciidamada Kenya iyo kuwa DFKM ay ku leeyihiin meel ku dhow deegaanka Xayo .

Dagaalka ayaa waxaa la soo sheegayaa in la isku gabal dhacsaday wilina la is horfadhiyo .ilaa haatan lama oga khasaaraha soo gaaray labada dhinac ee uu galabta dagaalku dhexmaray deegaan ku dhow Xeyo isgaarsiinta oo aad ciriiri u ah awgeeed.

Cabdi Yare
Kismaayo
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>