Khudbadii Jimacaha ee Maanta Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Dhageyso)

April 27, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net ee sharafta leh u soo gudbinayanaa Khudbo Jimcihii  uu Allaha dhowree uu ka akhriyey Masjidka Abuubakar ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Sheekh Umal ayaa waxaa uu ka hadlay wanaaga iyo fadliga salaada Jimacaha iyo axkaamteeda.

Waa qeybtii Labaad ee uu Sheekh Umal uga hadlayo wanaaga iyo ajarka salaada jimcaha Sheekhu uu soo arooriyey Axaadiista iyo Aayaadka Quraanka ee ku soo arooray fadliga salaada Jimacaha iyo Ahmiyada ay leedahay .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu bulshada Soomaaliyeed uga digay in ay yareystaan Salaada Jimcaha wuxuuna ugu baaqay si guud in loo ilaaliyo Salaada iyo dhamaan wax uu alle na faray iyo Rasuulkiisa Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa jimaca walba ka hadla mowduuc Muhiim ah oo ay umada ku dhaqan magaalada Nairobi ay si weyn uga faa,ideystaan.
[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/uizpj243hg/khadba_2012_sh_maxamed_cabdi_umal.mp3]

Halgan.net ayaa dhawaan idiin soo gudbin doonta dhawaan Khudbo jimcihii maanta ee Masjidka Abuubakar ee magaalada Nairobi

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online