Mutamarkii Islaamiga ee 5aad ee dalka Holland oo bilowday (Live )
April 26, 2012 - Written by
Culumada ka soo Qeyb galaysa waxay kala yihiin.
1-Sheekh Maxamed Idirs
2-Sheekh Maxamed Cumar Dirir
3-Sheekh Bashiir Shiil
4-Sheekh Mustafe Xaji Ismail
5-Sheekh Suldaan Gasle.
Mutamarka Islaamiga ee ka bilowday dalka Holland ayaa waxaa si toos ah u gudbinaya website kala ah Halgan.net . Dacwah-Tv.nl ,Markaz Quba.org iyo Fatxusalaam.com .
Halgan.net