Shacabku Wuxuu Doonayaa Shareecada Islaamka W/Q Sh Maxamed Kaariye

April 14, 2012 - Written by

Minisota:-Muftiga Liibiya Dr.Saadiq Al-Qaryaani ayaa u sheegay shacabka Liibiya inay xaaraan tahay in loo codeeyo madaxweyne diidan shareecada. Culimo Azhariyiina ayaa iyaguna soo saaray fataawooyin ay ku xarimeen in madaxnimada loo doorto madaxweyne xayiraya shareecada Islaamka. Dr.Cabdul Fataax Idriis oo ah madaxa qaybta fiqiga muqaaranka ee Jaamicada Al-Azhar ayaa yidhi: (Sifooyinka waliyo amarka waxa ugu muhiimsan inuu sharciga Allaah ku fuliyo dhinac walba, sida maamulka arrimaha dadweynaha, cilaaqada dowlada uu madaxda ka yahay la leedahay dowladaha kale, dhinaca mucaahadooyinka iyo balamaha caalamiga ee uu galayo ee uu aqbalayo isagoo madax u ah dowlad Islaamiya, iyo dhinaca nidaamka uu ku dhaqayo dowlada gudaheeda oo iyana loo baahan yahay inuu ilaaliyo shareecada Allaah subxaanuhu wa tacaalaa).

 

Hoos ka Akhriso Maqaalka Sh Maxmed Kaariye oo PDF ah
.shareeca

 

4 Comments so far

Leave a comment

  1. ASC,
    Ilaahey waxaan ka baryayaa in Soomaalida ay is raacdo ayna dhegeysta culimadeeda.
    Ummada Soomaaliyeed cudurka sida xun u baabieyey waxaa sabab u ah ka fogaashaha diintiita ilaahey iyo Dastuurkiisa.
    Ilaahayoow xaqa natus….

  2. ilaahay ajar hakasiiyo sheekha maqaalkan qayimkaa waxaa loobahan yahay culumada kale dalka gudihiisa ama dibadaba joogta inay arintaan umada ku baraarujiyaan si joogtaa haday noqonlahayd muxaadarooyin,maqaalo iyo wasiilo kastoo mumkina

  3. asc, sheekha ilahay ajar iyo xasanaad haka siiyo, runtii mawaqiftaan oo kale baa lagu kala gartaa culumada. ilahay culumadeena xaqa haku sugo,ameen.

  4. As.wr.wbr

    Waxaan caad saarneen sida uu sheekhuba meesha ku cadeeyay, in umadda islaamku maanta ay diyaar utahay ku dhaqanka sharciga Alle SW.Hadaba bal qof walba ha is waydiiyo meesha uu kaga jiro hirgalinta

    sharciga alle.

Leave a comment

*