Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo Muxaadaro Live ah ka Jeedin doona Halgan webTv Station

April 14, 2012 - Written by

Norway:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sout Afrika in Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax uu muxaadaro live ah u jeedin dooono jaaliyada waxaana ay si live ah uga daawan doonaan Inshalaah Halgan webtv Staion iyo qaar ka mid ah Masaajida dalkaas oo ay gacanta ku heyso Majliska Al-Bayaan.

Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa ka hadli doonaa muxaadarado uu cinwaan uga dhigay Aqoonta Qofka Muslinka ah .Saacada :15:00 markay u tahay dalka Norway.Dhamaan ka faa,ideysi wacan


Halgan.net

Norway

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>