Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar oo Qoraal hordhac na soo gaarsiiyey

July 11, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa na soo gaaray Qoraal hordhac ah oo uu qoray Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar kaas oo ku socda Sh Xasaan ka dib markii uu Sh Xasaan jawaab ka bixiey Su,aalo uu soo weydiiyey Sh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar ,Qoraalka ayaa waxaa uu ku qoran yahay luqada Af Soomaaliga wuxuuna Sheekh C/raxmaan ku cadeeyey in uusan ka jawaabin Sh Xasaan Su,alihii badnaa ee uu weydiiyey intoodii badneyd.

Halkan ka Akhriso Qoraal Hordhac ah oo uu na soo gaarsiiyey Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar Dr. c.raxmaan

Halkan ka Akhriso Su,alihii uu Horey u weydiiyey Sheekh Xasaan Sh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar

Halkan ka Akhriso jawaabtii Sheekh Xasaan uu ka bixiyey Su,aalihii uu weydiiyey Sheekh C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar oo lagu daabacay website Sh Xasaan

Waxaan alle ka baryeynaa in alle naga dhigo kuwa ka faa,ideysta cilmiga culumada ,waxaana iyagana uga baryeynaa alle in xaqa uu waafajiyo

Halgan.net

12 Comments so far

Leave a comment

  1. waxaan aad ula yaabay wajhul istidlaalka xasaan xuseen markuu usoo qaatay ka qeeb gal baarlamaan si loo yareeyo shar isla markaas lookeeno maslaxo ayuu usoo qaatay qofkii ku talaga in uu gaaloobo mustaqbal is xaaladoos ayuu gaal yahay waa yaabe labada arin uu isu keenay waxey isu jiraa bari iyo galbeed

  2. السّلام عليكم إخوتي … لاحظت من كلامكم أنكم في نيروبي والله إننافي هرجيسا مثلا نحسد عليكم في وضعكم الدعوي هناك وأنتم مع ذالك أقلية أوصيكم ونفسي بتقوى الله عزوجل…. ولوأبديت رأي في هذاالصّراع بين علماء قبيلة (أوجدين) المباركة ….علي وجه المزاح …. فوالله أنا من أصدقاء الشيخ حسان ولقد أرسل لي كتب كثيرة ويهاتفني وأهاتفه وأحبه في الله … ولكن حبي له لايحملني أن أقلّده في مسألة خطيرة كهذه (تكفير جماعة الإعتصام … ) وأنا منهم … وأنبه الحرص على آداب الحوار حتى مع الكفار فما بالك بالمسلمين أخوكم في الله وفي النسب أبونصار الزبيري البربراوي الإسحاقي

  3. Waxaan mashaaikhda iska soo horjeeda ka codsanayaa in ay jooiyaan waxyaalha aan haba yaraatee umada faaiidao u ahayn, bal kala geenaya sida hebel baa murtad ah iyo hebel ayaa khawaarij ah. Waxaana ka codsanaynaa in ay nagu jeediyaan oo ay nagu waaniyaan in aan diinta, umada iyo dalka anfacno sidii aan horay ooga barnay.isla markaana ixtiraamtaan cuquusha umada, oo joojiyaan arintn gabi ahaanba.dhanka kale dadka culumada isku diriya ee kala taageersana ilaahay haka cabsadeen arintan haka gaabsadeen.ASALAAMU CALAYKU.

  4. asc wrwb
    mashaa allaah maxuma in wax leeys fahamsiiyoh laakiin dhibku wuxuu kataaganyahay in cilmigaagi isku bedeloh inaad kula doodoh caamada iyo inaad isku weeyneeysoh dadkii ducaada ahaa ee sacabka biyaha dacwadan macaanka badan cabay hortaada, qof kastooh isku deyah inuu diintaan ku ciyaaroh ama doodiyoh culimada wuu halaagsami. marka walaalayaaloow siirada aan aqrisano anigu xabadi ma aqaanoh laakiin qofka markuu diin doonyahay alle swt baa gacan qabanayah walaahi abshiruu beeynanaa culimaaun razaqahumulaahu cilman wafahman wafiqhan wa adaban wacamalan wadacwan saafiyan bilaa xadgudub marka doonimeeynu afkaar difaace ee waxeeynu ducaad calaa baabi janah laa caksan aladina hum calaa baabin jahanam wsc wrwb

  5. Waxaan hubinyaa hadalka sh c/rixman sh c/lahi
    kadib markan akhristay jawaabti xasaan waxaa iiso baxay in uu xasaan ka weecday sualo badan oo la waydiyay
    kuwa kalna uu batri ku sameyay ama uu oga jawaabiya dariiqa haamishiya ah
    لصوص النصوص
    dariiqda lagu yaqaan
    dadka difacaaya xasaan xuseen sida xgaar iyo
    salmaan cabdala
    ragaas waxaan leeyahay walalayaal arintu khilaaf wey dhaaftay
    WAXY GAARTAY is gaalaysiin
    xasaan waxa u noqday takfiiri cad oo sarix ah
    xita uma quro inuu mukhaadabka ula hadlo si ixtiraaxm ku jiro
    ama niqaash u dhaxeya khilaaf saa’iq ah taasna eed kuma leh waayo waxa uuba xukumay galaysiinta culumada aragtida alshabab kaso horjeeda
    ictisaamna maha firqo ee waa jamaco u istaagtay camal fal dacawi ah balse raga iyo culumada kamid ah waxay qeyb ka yahin ducada iyo culumada ahlu sunah wal jamaca (manahjka salafiga ah)
    caqiido kalna ma qabaan aan ka aheyn tan ahlu sunnah
    Waxay akhristan o sharxaan wa
    DAxawiya
    wasidiya
    kitab atwxiid iwm
    Wana masadiriti caqidada ahlu sunada

    marka iska daaya u hadalka sidi in mesha lagu hayo khilaaf iska yar oo aan dhib laheyn
    arintu waxay salka ku heysaa
    gaalaysiin iyo in dhiiga la xalaalsado

  6. والله ياجماعة أنا قرأت تلك الأسئلة التى كانت موجه الى شيخ حسان وبعدها قرأت أيضا الأجوبة ألتى قدمها الشيخ عن تلك الأسئلة، وفى رأيى أنه أدى أجوبة وافية حول ما طلب منه (وسماها الاعانةلطالب الافادة)ومماأخاف منه أن يكون هناك سوء الفهم كما قال الشيخ فى الرسالة،والشىء القديم المتجدد الذى ترك منه الشيخ ولم يجوّب عنه وكما قال الشيخ فى الرسالة هى الشتائم، والجهاد وكماقال الشيخ حفظه الله أقسام، ونسأل الله تعالى علما نافعاوفهما مستقيما،

    وشكرا للهلغن نيت واذا لم يعجبكم طرحى هذ ألقوه كما فعلتم سابقا

  7. Salaamu Calaykum

    Walaalayaal saaxada wax ka jira waa la ogyahay abnaa saxwa Islaamiyana lama siri karo Takfiir cad nin ku socda baa ku leh salafi baa ahay Xasaan waxaa sheekh u ah Maqdasi maqdasina wuxuu gaaleysiiyey culumada Sacuudiga sida abnu baaz iyo cuthaymiin iyo kibaar culumaa waxaa kale oo uu nuquulaadkiisa ka soo naqliyaa xasaan laba nin oo kale oo takfiirka ka daran Maqdasi waxaan la kala dhahaa Abumundir Al/hinqiidhi oo maqrabi ah iyo Abu Qataada Falastiini marka cidna looma been guuri karo waxaan leenahay culumo alle diinta waxbuu naga fahamsiiyey marka Xasaan alle ha u laabto hana ka laabto Manhajka Khawaarijta uu cagta saaray

    Runtii hadaad akhrisaan muraajacaadka Jamaacadka Islaamka ee ka noqday fikirka Alqacida iyo sida ay u radiyeen iyo kutubta ay isku gaaleysiiyeen waad yaabo lahaydeen .

    Marka Soomaaliyee diinta barta Takfiirkana iska celiya meelwalba aad joogtaa af iyo adinba raga dilay Dr Ahmed khayr sooma wadaan waxaana uu burburka ku bilaawday markii ay dileen Dr.ahmed xaaji craxmaan raximahulaah

  8. السلام عليكم
    أولا أبدا بشكر الله سبحانه وتعالى على ما أنعم علينا بال‘سلام ثم أتوجه بالشكر إلى الإخوة المشرفينن على الموقع وبعد فجزى الله كلى الشيخين وحفظهما وقد أجسن الشيخ حسان عن إجابة الأسئلة التلى وجهت إليه وقد يحس المتابع أن هذه الأسئلة هي عين الأسئلة التي وججها من قبل الشيخ محمود الشبلي سدد الله خطاه للشيخ حسان ولكن أود أن أتوجه بالسؤال إلى الأخ الذي يسمى عبدالله الذي علق على المقال وأسئله هل أنت من المشايخ حتى تدعو الشباب وطلبة العلم وتحذرهم من الشيخ حسان أسألل الله لي ولك الهداية وأن يوفقنا على الصراط المستقيم

  9. As wr wb walaaalkeey cbdulllaahi ayaa soo koobay hadalkoo dhan waana laqabaa fakirka cabdullaah khayr alle hasiiyo maashaa allee alle waxaan ka bayayaa inuu xaqa nagu sugu xiliga fidnada badan tahay waxaan kudari lahaa fakirka cbdulaahi soomaaliyeed diinta alle hala barto si aan loo kadsoomin maxaa yeelay dul duleelyada uu shaydaanka ku faa iido waa jahliga marka diinta alle halabarto insha allaah
    ws wr

  10. asc aad iyo aad ayaan u soo dhaweeyneeynaa munaaqashada culimada iinsahaa allaaah rabi waxaaan weeydiisaneeynaa in uu xaqqa na waafajiyo wabilaahi towfiiq wasalaamu caleeykum

  11. Salaamu Calaykum

    Waxaa aad ula yaabay mar walba oo Su,aalo lagu wajaho Xasaan Xusen wuxuu galaa bad kale bal hada su,aalaha la weydiiyey eega iyo nuquulaadka tirada badan oo uu unta badan ku salysan muxaadaraadkiisa buu soo guuriyey waxaa kale oo cajiib ah sh sow kii lahaa ikraah maahane inta kale maanic maaha muxuu hada ugu soo daray ?tan kale hadii uu Ictisaam gaalo yiri muxuu uga hadli waayey culumada iyo majaamicda ay soo xigteen muxuuse u leeyahay iima cada.

    Runtii Xasaan Xusen inta badan wuxuu ka baxaa mowdica Nizaaca oo waxaan ogaa su,aalo uuku wajahy Sheekh Shible .

    Sheekh Xasaan wuxuu inkiray in uu si caam ah u gaaleysiiyey shacabka ku nool Puntland S/land Jigjiga iyo kuwa taageera ee ku nool qurbaha taas oo aan aad ula yaabay qoraalkiisa carabiga ah bay ku cadahay iyo codad uu leeyahay Sheekh Xasaan

    Mida kale oo aan la yaabay waxaa weeyey adaabta labada sheekh sida ay u kala duwan Yihiin nin Sheekh buu leeyahay walaalkiis midna magacisa kaliya buu sheegayaa waana ixtiraam la,aanta lagu yaqaan kuwa ku sumoobay Takfiirka iyo Khawaarijta.

    Markii uu ka jawaabay in uusan maxkamad tagin looyarna qabsan waa arin been cad ah dadka ku dhaqan Nairobi baa wada og in aysan macquul ahayn in maxkamad lagu geeyo adoon looyar heysan

    Su,aalihii uu Sh Shible weydiiyey Xasaan waxay ahaayeen 6su,aal waxayna u qornaayeen sidan

    1. Muxu yahay xukunka dadka u codeeyey dastuurka cusub ee Kenya oo ay ka mid
    yihiin culimo, ducaad, hay;ado Islaami ah, dadkaasi ma gaaloobeen?

    2.Muxuu yahay xukunka dadka galay wakiilada barlaamaanka ama qabtay jago
    dawladeed oo keenayasa in lagu dhaarto dastuurka Kenya, dadkaasu ma gaaloobeen?
    Muxuuse yahay xukunka dadka u codeeyey ayaga ama ku dadaalay soo bixidooda ama ku farxay guushooda?

    3.Muxuu yahay xukunka dadka u xukun taga maxaakimta Kenya (aan islaamiga ahayn)
    si ay xaqooda u raadsadaan ama iskaga difaacaan dulmi, dadkaasu ma gaaloobeen?

    4.Muxuu yahay xukunka shirkadaha ganacsi iyo hay’adaha islaamiga ah sida
    masaajidda, madaarista iska qora Kenya si u shaqeystaan ayadoo uu nidamku yahay
    inay u hoggaansamaan qawaaniinta iyo dastuurka wadanka, dadkaasi ma gaaloobeen?
    Goobahaas ma masaajid muslimiintu leeyihiin baa mise waxay noqdeen goobo
    murtadiintu (gaaladu) wax ku caabudaan?

    5.Muxuu yahay xukunka dadka qaatay jinsiyadda Kenya oo isagu (Sh. Xassaan) ka
    mid yahay, ee oggolaaday ixtiraamka, taageeridda iyo difaaca dastuurka, dadkaasu
    ma gaaloobeen? Hadday jawaabtu haa tahay, muxuu isaga laftiisu xukunkiisu yahay?

    6.Haddii jawaabaha su’aalahan ay maya yihiin, maxay ku kala duwan yihiin iyaga iyo Jabhada Xoreynta Soomaali galbeed ee uu ku gaaleeyey oggolaanshaha dastuurla Itoobiya?

    Marka gunaanadka hadalkeyga waxaa weeye Xasaan kama jawaabi karo Su,aalaha Dr C/raxmaan iyo Sheekh Shible ee dhalinyarow wakhtiga yuusan idinka dhumin wadaadka xasaan umal baa naga kaafiyey khayr alaha siiyo

  12. asc wr wbr,,,,Dad baa lahaa lahaa shiikh xassaan baa ugu dhow xaqqa balse Allaah baa naga og Cidda ku dhow,,,inaga faa ido baan ku qabnaa dagaalkan bilowday ee culumada udhexeeya (faa ido xaga diinta ah fahankeeda ayaan kawadaaa) sababtoo AH xerta shiikh xasaaN wuxuu ku qofulay unbay ku jalbeysan yihiin, laakiin hadii la helo jalbada wax yara dajiyo waa loo baahan yahay KHEERKA ALLAAH HANA WAA FAJIYO AAMIIN

Leave a comment

*