Taariikhda iyo Tilmaamaha Khawaarijta Sheekh Maxamed Cabdi Umal Qeybtii 2aad (Video)
(July 11, 2012)
Nairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa caawa muxaadaradii Labaad oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi iyada oo maqal iyo muuqaal ah Sheekhu ci
Ka dhowrso hilibka Culumada adiga oo jaahil ah waxna kala aqoon W/Q Maxamed yare (Abu Ibrahim)
(July 11, 2012)
بسم الله الرحمن الرحيم إن الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره، ونعوذ بالله من شرور أنفسنا ومن سيئات أعمالنا، م
Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar oo Qoraal hordhac na soo gaarsiiyey
(July 11, 2012)
Nairobi:-Waxaa na soo gaaray Qoraal hordhac ah oo uu qoray Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar kaas oo ku socda Sh Xasaan ka dib markii uu Sh Xasaan jawaab ka bixiey Su,aalo uu soo weydiiyey Sh D
Wefdiga uu hogaaminayo Mark Bowden oo soo gaaray magaalada Boosaaso
(July 11, 2012)
Boosaaso:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Mark Bowden oo ah xiriiriyaha Qaramada Midoobey u qaabilsan dhinac gargaarka bini aadminimada ee dalka Soomaaliya. Wefdiga u
Ciidamada Itoobiya oo nin rayid ah ku dilay magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan
(July 11, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay ku dileen magaalada nin rayid ah oo ka ganacsan jiray gaari gacan waxaana aad uga xumaaday
Ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM oo sheegay in ay qabsadeen deegaanka Laanta-buuro
(July 11, 2012)
Muqdisho:-Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay in ay qabsadeen maanta  deegaanka Laanta-buuro ee gobolka Shabeellada hoose, halkaasoo saldhig weyn u ahayd Ciidamada Ururka Al-Shabaab .Dagaal k