Madaxweynaha Puntland oo isku shaandheeyey Golaha Xukuumada Puntland
September 15, 2012 - Written byMadaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta 15 September,2012 wuxuu isku shaandeyn ku sameeyey golihiisa wasiirada oo isugu jirey magacaabis iyo xil ka qaadis.waxaana wareegtada ku cad isku shaandheynta saxaafada u akhriyey Agaasimaha madaxtoyada Puntland Axmed Caydiid.
Halgan.net ayaa nuqul ka mid ah waxaa soo gaaray wareegto ka soo baxday Madaxtooyada dowlada Puntldan taas oo ay ku cadahay isku shaandheynta golaha wasiirada ee Puntland hoos ka akhriso
no images were found
M_M Deeq
Halgan.net