Booliska magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo sheegay in ay qabteen Hub(Video )
(September 14, 2012)
Nairobi:-Booliska magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegay in ay howlgalo ay ka sameeyeen xaafada Soomaalidu ay daggan tahay ee Eastleigh ay qabteen hub, rasaas iyo suumanka la isku qarxi
Xaqa uu nagu leeyahay Nabigeenii Maxamed nabadgalyo korkiisa ha ahaato Sh C/raxmaan Abyad (Dhageyso)
(September 14, 2012)
Denmark:-Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey dhowr sano ka hor Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah wuxuuna muxaadara uga hadlay Xaqa Nabigeena Maxamed nabadgalyo
Banaanbaxyo ka socda dalalka Islaamka iyo safaarado reer galbeed ah oo la gubay
(September 14, 2012)
Qaahira:-Maanta Jimaca ah ayaa waxaa banaanbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo dowlada Mareykanka ay ka dhaceen inta badan wadamada Islaamka waxaana dadweyne badan oo ka careysan Aflagaadada loo geys
Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobalka J/hoose
(September 14, 2012)
Afmadow:-War haatan naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo deegaano ka tirsan gobalka J/hoose kuwaas oo ay isku horfadhiyeen ciidamada huwanta iyo Ururka Al-Shaba
Tv-ga ENCA ee South Africa oo Wareysi la yeeshay Madaxweynaha cusub ee JFS.(Daawo Video)
(September 14, 2012)
Tv-ga eNCA ee South Africa laga leeyahay ayaa wareysi dheer la yeeshay Madaxweynaha cusub ee S0omalia Prof.Xassan Sh Maxamuud wareysigan ayuu uga hadlay waxa uu doonayo in uu qabto 100 ka maalmood ee