Labo Qarax oo ka dhacay magaalada Garisa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya
(September 21, 2012)
Garisa:-War goordhow naga soo gaaray magaalada Gaarisa ee xarunta u ah gobolka waqooyi-Bari Kenya ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay wadada loo yaqaaan Kismaayo Road waxaana qaraxa lala eegtay gaari
Raisulwasaare Cabdi weli Gaas oo canbaareeyey qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho
(September 21, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi qaran u diraya dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qaraabadii iyo eheladii dadkii ku geeriyooday qaraxyadii arxand
Wariye Xassan Yuusuf Absuge oo goor dhow lagu dilay magaalada Muqdisho
(September 21, 2012)
Muqdisho:-Waxaa saaka mar kale lagu dilay allaha u naxariistee magaalada Muqdisho Wariye Xassan Yuusuf Absuge oo ahaa wariye ka howl gali jiray Idaacada  Radio Muqdisho balse markii danbe u soo ware
Madaxweynaha JFS Xassan Sh. Maxamuud oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Muqdisho
(September 21, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa shir jaraa.id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxaa uu uga hadlay qaraxii ka dhacay Baar Village oo ku yaalla